Home / Somali News / Jarmalka oo wali raadinaya dadkii weerarka gaystay oo ay ku tuhunsan yihiiin hub

Jarmalka oo wali raadinaya dadkii weerarka gaystay oo ay ku tuhunsan yihiiin hub

Booliiska Jarmalka ayaa baadigoobaya qofkii ka dambeeyay weerarkii baabuurka loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada Baarliin kaas oo ay ku dhinteen 12 ruux.

Booliiska ayaa sii daayay Arbacadii halkii ruux ee kali ahaa ee looga shakisnaa weerarka, iyaga oo sheegay in aan wax caddayn ah loo haynin in uu weerarkaas ku lug lahaa.

Hadda booliisku waxay sheegayaan in laga yaabo in ay baxsad ku jiraan in ka badan hal ruux ayna macquultahay in ay hubaysan yihiin.

Laamaha ammaanka ee caasimadda Jarmalka ee Baarliin ayaa heegan sare la galiyay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top