Home / Somali News / Madaxweynaha Gambia oo Yaxye Jamac oo markale ku celiyay inuusan xilka ka tageyn.

Madaxweynaha Gambia oo Yaxye Jamac oo markale ku celiyay inuusan xilka ka tageyn.

Madaxweynaha dalka Gambia Yaxye Jamac ayaa sheegay inuusan ka tageyn xilka madaxtinimo ee dalkaasi waxana uu dhaliilay dhex dhexaadnimada kooxda dhaqaalaha dowladaha galbeedka Africa e Ecowas kuwasi oo u socday sidii ay ugu qancin lahayen in talada dalkaasi uu ka tago waxana Jamac looga guleystay doorashadii 1-di December uu kaga guleystay Adama Barow.
Talafishinka qaranka ayuu markale la hadlay waxana uu sheegay inuu ku dhagan yahay mowqifkiisa ku aadan inuusan madaxtinimada dalkaasi baneeyn doonin.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top