Home / Somali News / Wiil waday Mooto Bajaaj oo Agagaarka Isgoyska KM-4 Maanta lagu dilay

Wiil waday Mooto Bajaaj oo Agagaarka Isgoyska KM-4 Maanta lagu dilay

Muqdisho–KNN– Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Agagaarka Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil wade ka ahaa Mootada loo yaqaanno Bajaajka oo ku badan Magaalada Muqdisho.

Goobjoogeyaal ayaa noo sheegay in Wadaha Mooto Bajaajka loo dilay Lacagta Joogtada ah ee laga qaado Bajaajleeyda.

Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale Magaalada Muqdisho loogu dilay Wadeyaasha Mootooyinka loo yaqaano Bajaajka ee sanadihii dambe ku soo badanayay Magaalada Caasimadda ah ee Muqqdisho.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top