Home / Somali News / Al-shabaab oo soo bandhigay Odayaal ay sheegeen in ay yihiin Ergadii Galmudug Xildhibaanada ku soo doortay

Al-shabaab oo soo bandhigay Odayaal ay sheegeen in ay yihiin Ergadii Galmudug Xildhibaanada ku soo doortay

Al-shabaab ayaa Maanta Gobolka Shabellaha Hoose gaar ahaan Degaanka bariire oo hoostaga Degmada Afgooye ku soo bandhigay Sawirada 7 Oday dhaqameed oo ay ku sheegeen in ay yihiin Ergadii Xildhibaanada Dowladda Soomaaliya ku soo doortay Magaalada Cadaado ee Galmudug.

Al-shabaab waxaa ay sheegeen In Odayaashaan ay ka mid ahaayeen Ergadii soo doortay Xildhibaanada Aqalka Hoose ee Galmudug lagu soo doortay islamarkaana ay iyaga isku soo dhiibaan oo ay Cafis u fidiyeen.

dsc09248 dsc09252 dsc09253 dsc09259 dsc09264 dsc09267 dsc09272 dsc09275 dsc09277 dsc09283 dsc09299

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top