Home / Somali News / Dhageyso:- Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed oo ka digtay Tartan Ciyaareed oo ka furmaya Puntland

Dhageyso:- Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed oo ka digtay Tartan Ciyaareed oo ka furmaya Puntland

Muqdisho–KNN–Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa si kulul ugu hadlay tartanta Kubbada Kolleyga Gabdhaha Soomaaliyeed ee ka furmaya Magaalada Garowe ee Puntland.

Sheekh Bashiir ayaa sidoo kale sheegay in la doonayo in la fasahaadiyo Gabdhaha Muslimiinta ah, lana doonayo in Cawradooda banaanka la soo dhigay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay marar badan kala hadleyn Wasaarada Cayaaraha iyo Maamulka Gobolka Banaadir balse aysan dhageysan hadalkooda iyo talooyinkooda.

“Waa Macsi ee Tartan ma ahan Macsi intaa le eg in Lacag lagu bixiyo oo Abaalmarin lagu dhiibo waan ka digeynaa oo Dadka waa in ay Alle iyo Rasuulkiisa ka baqaan”ayuu  yiri Sheekh Bashiir Axmed Salaad.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga Sheekh Bashiir:-

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top