Home / Somali News / Dhageyso:- Lix Al-shabaab ah oo Degaanada Galmudug lagu Xukumay

Dhageyso:- Lix Al-shabaab ah oo Degaanada Galmudug lagu Xukumay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta  Xukun Xabsi Daa’in ah ku Xukun tahay Lix Dagaalame oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab kuwaas oo ka mid ahaa Shabaabkii Weeraray Bariga Gobol Mudug Bishii March ee Sanadkaan sii dhamaanaya.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Xabsi daa’in ku xukuntay Lix ka tirsan Shabaabkii Weeraray Degaanada Galmudug.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Warbaahinta u Akhirayay Magacyada Lixda Shabaabka ah ee Xukunka lagu riday.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top