Home / Somali News / QM oo sheegtay in ay Deg Deg wax uga qabaneyso Abaarta ka jirta Soomaaliya

QM oo sheegtay in ay Deg Deg wax uga qabaneyso Abaarta ka jirta Soomaaliya

Peter The Clercq oo ah madaxa hay’adda gargaarka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya  ayaa sheegay in ay Deg Deg wax uga qabanayaan Abaarta sameynta dhalisay ee ka jirta inta badan Gobollada Dalka Soomaaliya.

Sargaalka u hadlay QM waxaa uu Hoosta ka Xariiqay  in 3.2 Milyan oo Dollarka  Mareykanka ah ay hadda wax uga qabanayaan Abaarta ka jirta Gudaha Soomaaliya.

Hadalka QM ee ah in ay ka qeyb qaadanayaan Gurmadka dadka ay Abaartu saameysay ayaa ku soo aadaya Xilli Dalka intiisa badan ay ka jirto Abaar Baaxad leh.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top