Home / Somali News / Turkiga oo askartii ugu danbeed looga dilay howlgalka uu ka wado Suuriya

Turkiga oo askartii ugu danbeed looga dilay howlgalka uu ka wado Suuriya

Ciidamada Turkiga ayaa sheegay in 14-askari looga dilay dagaal xoogan oo ka dhacay magaalada Baab ee dalkaasi Suuriya waxana ay kula dagaalamen kooxda Dacish.
33-askari ayaa uga dhawacantay dagaalkaasi dowladda Turkiga,Ciidamada waxa ay sheegen in magaalada ay doonayan in ay ka saaran kooxda Daacish.
Dhinaca Dacish waxa ay cidamada ay tilmaamen in dagaalka ay uga dileen 138maleshiyaadka kooxda Dacish.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top