Home / Somali News / Guddoomiyaha Gobolka Bari oo fariin u diray Shacabka Magaalada Boosaaso

Guddoomiyaha Gobolka Bari oo fariin u diray Shacabka Magaalada Boosaaso

Maamulka gobalka Bari iyo Kan degmada Boosaaso ayaa fariin kulul u diray Ganacsatada Hotelada iyo Geerashyada kuyaala magaalada, ka dib markii ay soo kordheen falal amaan darro oo kadhacay magaalada Boosaaso.

Gudomiyaha Gobalka Bari Dr Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa sheegay in Gurigii ay kahelaan Qof Shabaab ah lagu bidoon islamarkaana la jajabin doono,waxaana uu ka digay in Shabaab aan la soo dhaweysan.

Sidoo kale Gudomiyaha Gobalka Bari Dr Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo Askari ka tirsan Ciidanka Puntland oo Qof Shacab ah ku dilay Magaalada islamarkaana Sharciga la horkeenayo.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top