Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Iska-horimaad Dhimasho Sababay oo Saaka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

War Deg Deg ah:- Iska-horimaad Dhimasho Sababay oo Saaka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo–KNN--Dagaal u dhexeeya Ciidamo kala Taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Saaka ka dhacay Magaalada gaalkacyo,gaar ahaan Xaafadda Garsoor ee Magaalada.

Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay Labo Qof,halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.

Ujeedka ka dambeysa Dagaalka Saakay iyo Cidda qaaday ayaan la ogeyn,waxaana Magaalada ka jira Xiisad.

Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Bishii September ku Heshiiyay Magaalada Gaalkacyo,waxaana Mudooyinkii dambe jiray Kulamo ay yeelanayeen Guddiyo Labada Maamul ka kala socda oo sii dhameystirayay Heshiiskii Gaalkacyo.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top