Home / Somali News / Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland

Guddiga Doorashooyinka oo war ka soo saaray Doorashada Aqalka Sare ee Somaliland

Muqdisho–KNN– Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Guddiga Doorashooyinka dadban Ee Heer Federaal  ayaa sheegay in iyagub ay yihiin Cidda kaliya ee ku shaqada leh Xilliga la qabanayo Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee Beelaha ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

Hadalkaan ayaa imaanaya Xilli Guddiga Doorashada Somaliland ay sheegeen in maanta oo Sabti ah ay dhaceyso Doorashada Aqalka Sare .

Dhanka kale Warsaxaafadeed ay soo saareen Siyaasiinta ka soo jeeda Somaliland ee jooga Koofurta Soomaaliya ayaa sheegay in ay Xaq ahaan u leeyihiin Saddex Meelood Meel Xubnahab Aqalka sare oo ka dhigan 33%.

COPY-640x828

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top