Home / Somali News / Rag ka tirsan Shabaab oo Maanta isu dhiibay Maamulka Jubbaland

Rag ka tirsan Shabaab oo Maanta isu dhiibay Maamulka Jubbaland

Kismaayo–KNN–Saraakiisha Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Kismaayo ku soo bandhigay Afar Dagaalame oo ka tirsan Shabaab oo Maamulka Jubbaland isu soo dhiibay.

Afarta Dagaalame ayaa la sheegay in mid kamid ah uu ahaa Madaxda Shabaab islamarkaana uu u qaabilsanaa dhanka Maaliyadda.

Maalmo hore Jubbaland waxaa ay soo bandhigtay Saddex Shabaab ah oo ay sheegeen inuu ku jiro Madaxii Sakawaadka Shabaab ee Gobolada Jubbooyinka.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top