Home / Somali News / Dhageyso:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo diiday in Dadka Muqdisho ay weli Xaquuq la’aan ahaadaan

Dhageyso:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo diiday in Dadka Muqdisho ay weli Xaquuq la’aan ahaadaan

Muqdisho–KNN– Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Maanta Shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay Xubnaha Aqalka Sare ee Madasha wada-tashiga  Qaran ku kor dhiyeen tirada Xubana Aqalka sare.

Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aysan Aqbali doonin in Dadka ku nool Muqdisho aysan Matalaad ku yeelan Aqalka Sare.

Halkaan Hoose ka dhageyso C0odka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top