Home / Somali News / Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo Maanta Muqdisho ka dhacday

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose oo Maanta Muqdisho ka dhacday

Muqdisho–KNN–Maanta oo Axad ah Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Beelaha ka soo jeeda Degaanada Maamulka Somaliland.

Maanta waxaa la doortay Dhowr Mudane oo ka mid noqday Baarlamaanka Aqalka Hoose kuwaas oo ka soo galay Degaanada Somaliland.

Xubnaha Maanta la doortay waxaa ka mid ah Cabdalla Xaaji Cali, C/raxmaan Yoonis,Sahro Yuusuf Cige iyo Faadumo Odawaa Raage

 

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top