Home / Somali News / Israa’iil oo amartay wasaaradda arrimaha dibadda inay Jarto xiriirka QM

Israa’iil oo amartay wasaaradda arrimaha dibadda inay Jarto xiriirka QM

Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay inuu ku amray wasaaradda arrimaha dibadda ee Israa’iil inay qiimeyn ku saabsan soo afjaridda xiriirkooda Qaramada Midoobeey ay la wadaagaan.

Waxaa ka mid ah qeybaha ay qiimeynta ku sameynayaan dhaqaalaha ay Israa’iil siiso UN iyo joogitaanka wakiillada UN ee Israa’iil.

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil wuxuu hadalkaasi sheegay maalin ka dib markii golaha ammaanka ee Qaramada Midoobeey uu meel mariyay qaraar ka dhan ah guryaha laga dhisayo dhulka Falastiin.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top