Home / Somali News / War Deg Deg ah:- Diyaarad Ciidan oo Ruushku leeyahay oo Burburtay

War Deg Deg ah:- Diyaarad Ciidan oo Ruushku leeyahay oo Burburtay

Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa shaacisay in Diyaarad Ciidan oo siday 92 Qof  oo ku jeeday Wadanka Suuriya ay Burburtay.

Diyaaradda  ka duushay Magaalo xeebeedka Sochi ee dalka Ruushka, waxaana ay ku dhacday Badda Madow,

92 Qof ayaa u badnaa Ciidan Dowladda Ruushka ay dooneysay in ay geyso Suuriya,waxaana Wasaaradda ay intaa raacisay in ay wado Baaritaan dheeraad ah.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top