Home / Somali News / Dhageyso:- Galmudug oo ka Jawaabtay Eedeyn uga timid Puntland

Dhageyso:- Galmudug oo ka Jawaabtay Eedeyn uga timid Puntland

Gaalkacyo–KNN– Xilli Mas’uuliyiin ka tirsan Mamulka Puntland ay sheegeen in ay Fureen Wadooyinkii ku xirmay Dagaalkii Magaalada Gaalkacyo ka dhacay ayaa waxaa hadlay Warka ka soo yeeray Puntland Maamulka Galmudug.

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Galmudug Maxamed C/llaahi Aadan oo Saxafadda ku lahadlay Magaalada Gaalkacyo ayaa beeniyay in Puntland ay Furtay Jidadkii Xirnaa islamarkaana Galmudug ay Fureen Wadooyinkii Xirnaa sida uu hadalka u dhigay.

Marka laga soo tago Hadalada Maamulada Puntland iyo Galmudug ee ah in ay Fureen Wadooyinkii ku Xirmay Dagaalka Gaalkacyo ayaa Dadka Magalaada waxaa ay sheegayaan in aysan jirin wax Wado ah oo la furay oo ay dhamaan Xiran yihiin.

Halkana Hoose ka dhageyso Warka 

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top