Home / Somali News / Rabshado dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Mexico

Rabshado dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Mexico

Saraakiisha dalka Mexico ayaa sheegay in 13-qof ay ku dhinteen laba gobol oo bartamaha wadankaasi ku yaala rabshado u dhaxeeyay kooxo ka ganacsatada waxyaabaha maanka dooriya.
Dacwad oogaha guud ee galbeedka Mexico ayaa sheegay in sarakisha ay heleen lix madax oo rag ah kuwaasi oo ku dhintay rabshadaha.
Booliska ayaa sheegay in sedex sarkaal looga dilay rabshadahaasi iyo is rasasen kooxdaasi dhex martay.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top