Home / Somali News / Dhaarinta Baarlamaanka Labada Aqal oo soo dhamaatay

Dhaarinta Baarlamaanka Labada Aqal oo soo dhamaatay

Muqdisho–KNN– Waxaa Hadda Xarunta Tababarka Booliska Ee Gen. Kaahiye lagu soo gaba gabeeyay Dhaarinta Xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Maanta ayaa waxaa la dhaariyay 243 Mudane oo Aqlka Hoose ah iyo 41 Aqalka Sare ah,waxaana marka la isku daro ay yihiin 284 Mudane.

Ammaanka Xarunta ay ka dhacday Doorashada ayaa si weyn loo adkeeyay,waxaana ka qeyb qaatay Sugidda Amniga Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Sidoo kale waxaa Maanta Xiran Wadooyinka Muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho,iyadoo loo diiday Gaadiidka Dadweynaha in ay Wadooyinka Qaar ay Isticmaalaan.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top