Home / Somali News / Dhageyso:-Dhaarinta Baarlamaanka Labada Aqal oo hadda Bilaabatay

Dhageyso:-Dhaarinta Baarlamaanka Labada Aqal oo hadda Bilaabatay

Muqdisho–KNN–Waxaa hadda Xarunta Gen.Kaahiye ee Magaalada Muqdisho ka bilaabatay Dhaarinta Xubnaha Labasa Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Dhaarinta ayaa waxaa lagu Bilaabay 30 kamid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka.Wariye C/llaahi Maxamed Cali “Suldaan” oo ka tirsan Radio Kulmiye ayaa soo sheegaya in hadda Dhaarintu ay si habsami leh u socoto.

 Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top