Home / Somali News / Wadooyinka Muqdisho oo saaka u xiran Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada

Wadooyinka Muqdisho oo saaka u xiran Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada

Muqdisho–KNN–Waxaa saaka xiran wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxanan jirin isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha.

Sababta loo xiray Wadooyinka ayaa ah dhaarinta Xildhibaanada Cusub ee Labada Aqal.

Wadooyinka ayaa la dhigay Ciidanka Amniga oo Celinaya Gaadiidka,waxaana dadku ay yihiin kuwo Hal haleel ku maraya Wadooyinka.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top