Home / Somali News / Ciidamada Dowladda oo iskaga baxay Degaanka Moqokori ee Gobolka HIiraan

Ciidamada Dowladda oo iskaga baxay Degaanka Moqokori ee Gobolka HIiraan

Moqokori–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Saakay halkaas iskaga baxeen oo ay aadeen dhanka Magaalada Baledweyne.

Ciidanka Dowladda ayaa Shalay la wareegay Degaanka Moqokori oo ay Al-shabaab Maamulayeen Mudooyinkii Dambe.

Lama Oga Sababta keentay in Degaan Shalay soo galay gacanta Ciidamada Dowladda haddana ay iskaga baxaan Saakay,waxaana dhowr Jeer Ciidamada Dowladda ay iskaga baxeen Degmyooyin iyo degaano ay horay u haysteen.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top