Home / Somali News / Dhageyso:- Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ku Gacanseyray Dalabkii Dowladda Itoobiya

Dhageyso:- Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ku Gacanseyray Dalabkii Dowladda Itoobiya

Baydhabo–KNN–Shariif Xasan Sheekh  Aadan ayaa beeniyay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadiisa Madaxweynaha xili ay soo baxeen inuu ka haray hankiisii ahaa inuu tartamo.

Afhayeenka xafiiska Shariif Xasan Sh Aadan, Cabdulaahi Sheekh Xasan ahna wasiir ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in been abuur ay yihiin wararka sheegaya inuu tanaasulay Shariif Xasan.

Dowladaha Imaaraadka iyo Itoobiya ayaa la ogaaday in Shariif Xasan ku qal qaaliyeen inuu ka tanaasulo musharaxnimadiisa isla markaana uu taageero Musharax ay wataan Labadaasi dowladood.

Shariif Xasan Sh Aadan ayaa la aamisan yahay inuu saameyn xoogan ku leeyahay xubnaha cusub ee barlamaanka la doortay.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top