Home / Somali News / Lix ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Lix ka mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha oo baaq deg deg u diray Golaha Ammaanka ee QM

Lix ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha ayaa ka hor-yimid go’aanadii 24-kii bishan ka soo baxay Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran, kaasoo 18 xubnood loogu kordhiyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

War saxaafadeed ay ku saxiixnaayeen Musharaxiinta Madaxweynaha sida C/raxmaan C/shakuur, C/qaadir Cosoble, Jibriil Ibraahim Cabdulle, Saciid C/llaahi Dani, Maxamuud Axmed Tarsan iyo Maxamed Cali Ameeriko ayaa waxay walaac ka muujiyeen go’aanadii Madasha ee hareer marsanaa dastuurka.

baaq-musharaxin baaq-musharaxin1

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top