Home / Somali News / Xukuumadda Suuriya oo wada hadalo la leh Mucaaradka wadankaasi.

Xukuumadda Suuriya oo wada hadalo la leh Mucaaradka wadankaasi.

Wasiirka arimaha dibada dalka Ruushka Sarje Lafrof ayaa sheegay in xukuumadda Suuriya ay wada hadalo la leedahay mucaradka wadankaasi oo la xirira arimaha nabadeenta wadankaasi balse koox kale oo mucaradka ah oo taagero ka hesha Sacuudiga ayaa shaacisay inaysan waxba kala socon.
Sarge Lafrof ayaa u sheegay wakaalada InterFax inay jiraan wada hadaladaasi balse ma bixin faahfaahin goobta iyo cida rasmiga uga qeyb qadanayso.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top