Home / Somali News / Ciidanka Galmudug oo Gacanta ku dhigay Nin Degaanka Camaara ku dilay Nin kale

Ciidanka Galmudug oo Gacanta ku dhigay Nin Degaanka Camaara ku dilay Nin kale

Cadaado–KNN–Ciidamada Ammaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen Nin Gacan ku dhiigle ah oo Degaanka camaara ee Koofurta Gobolka Mudug Shalay ku dilay Nin kale oo Shacab ah.

Saraakiisha Ciidanka Galmudug ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo Ninka Gacan ku dhiiglaha ah,waxaana ay intaa ku dareen inuu Degaanka Camaara ku dilay Nin kale oo u shaqeynayay Hay’add lagu Magacaabo ICRC.

Ninka ay Gacanta ku dhigeen Ciidanka Booliska Galmudug ayaa hadda ku jira Xabsi ay Maamulaan Ciidamada Maamulka Galmudug.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top