Home / Somali News / War Deg Deg ah:-Al-shabaab oo Galay qeyb ka mid ah Degmada Afgooye

War Deg Deg ah:-Al-shabaab oo Galay qeyb ka mid ah Degmada Afgooye

Afgooye–KNN– Wararka Caawa naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Dagaalameyaasha Al-shabaab ay galeen Qeyb ka mid ah Degmada Afgooye waxaana Magaalada laga Maqlayaa Rasaas Goos Goos ah.

Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in magaalada ay uga baxeen dhanka Bariga,waxaana Magaalada ka jirta Cabsi Xooggan.

Wararka ayaa intaa ku daraya in Al-shabaab ay Magaalada ka soo Weerareen Saddex Jiho.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top