Home / Barnaamijyada / DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (30-12-2016)

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (30-12-2016)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo  Galeyso  ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho.

Barnamijkaan waa Barnaamijka Aad ku dhageysan doontaan Qodobka uga xiisaha badane ee Quseeya arimaha Saxaafada Gudaha Dalka iyo Dibada

Barnaamijka Kulanka Wariyaha waxaa Soo jeediya Xasan Maxamed Aweys Ee Kabogosho wacan.

Farsamadii : Maxamed Dalal Maxamud:-

Halkaan Hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran:-

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top