Home / Somali News / Dhageyso:- Galmudug oo ka hadashay Abaar daran oo ka jirta Bariga Gobolka Mudug

Dhageyso:- Galmudug oo ka hadashay Abaar daran oo ka jirta Bariga Gobolka Mudug

Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Maxamed Nuur oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa sheegay in degaano badan oo dhaca Bariga Gobolka Mudug ay ka taagan tahay Abaar aad u daran islamarkaana dadka iyo Duunyada intaba Saameyn ku reebtay.

Maxamed Nuur oo ka mid ah Guddiga Gurmadka Abaaraha ee Galmudug ay u Xilsaartay ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo Hay’addaha Samafalka in ay gargaar Deg deg ah la soo gaaraan dadka halkaas ku dhibaateysan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka  Wasiir Kuxigeenka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top