Home / Somali News / Dhageyso:- Carruur Shuban Biyood ugu dhimatay Gobolka Jubbada Hoose

Dhageyso:- Carruur Shuban Biyood ugu dhimatay Gobolka Jubbada Hoose

Hoosingow–KNN– Illaa Saddex Carruur ah ayaa Xanuunka Shubanka ugu dhimatay Degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose,kaas oo Magaalada Kismaayo u jira 200 KM.

Guddoomiyaha Magaalada Hoonsingow  ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Saddex Carruur ah ay illaa iyo hadda u dhinteen Xanuunka Shubanka islamarkaana ay Goobaha Caafimaadka la dhigay 80 Ruux oo Carruur iyo Dad waaweyn isugu jira.

Hay’addaha Gargaarka iyo Maamulka Jubbaland ayuu ugu baaqay  in ay Gargaar Deg Deg ah iyo Daawooyin ay la soo gaaraan Dadka dhibaateysan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top