Home / Somali News / Kulankii Baarlamaanka oo Maanta ka furmay Xarunta Golaha Shacabka

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta ka furmay Xarunta Golaha Shacabka

Muqdisho–KNN– Waxaa Xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho Goor dhaw ka Furmay Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadli doonaa Doorashada Guddoonka Labada Aqalk,waxaana sidoo kale la sameyn doonaa Guddiyo ka soo shaqeeya Doorashada Guddoonka Labada Aqal.

Kulanka ayaa waxaa si wada jir ah u shir Guddoominaya Labada Guddoomiye ee Labada Aqal ee KMG ah,waxaana soo Xaadiray 247 Mudane oo kala ah 210 AQalka Hoose iyo 37 Aqalka Sare.

Mudaneyaasha ayaa hadda Dood kale Xeer hoosaadka Doorashada Guddoonka Labada Aqal iyo tan Madaxweynaha.

Ammaanka xarunta Baarlamaanka uu ku shirayo ayaa  si weyn loo adkeeyay,waxaana sugaya Amniga Ciidamada Ammaanka.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top