Home / Somali News / Baarlamaanka oo Maanta dooranaya Guddiyada Doorashada Guddoonka Labada Aqal

Baarlamaanka oo Maanta dooranaya Guddiyada Doorashada Guddoonka Labada Aqal

Muqdisho–KNN–Maanta oo Axad ah Baarlamaanka Cusub ayaa dooran doona Guddiyada Doorashada Guddoonka Labada Aqal.

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqore ayaa sheegay in Maanta aysan dhaafi doonin Magacaabida Guddiyada Doorashada Guddoonka Labada Aqal.

Kulanka Baarlamaanka Maanta ayaa ah kii Saddexaad oo ay yeeshaan Xildhibaanada Cusub.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top