Home / Barnaamijyada / Dhageyso:- Culimada Soomaaliyeed oo ka digay in lagu daydo dhaqamada Wadamada Reer Galbeedka

Dhageyso:- Culimada Soomaaliyeed oo ka digay in lagu daydo dhaqamada Wadamada Reer Galbeedka

Qaar kamid Culimada Soomaaliyeed ayaa ka digay in lagu daydo dhaqamada Wadamada Reer Galbeedka ah oo iyagu udabaaldagaya dhalashaa Sanadda Cusub ee Milaadiga.

Masuuliyiinta Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo uu ka midyahay Gudoomiyaha Hay,adda Sh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in Dadka Soomaaliyeed looga baahanyahay inay ka waan toobaan dhaqamada ku daysiga wadamada aan muslimka aheyn.

Halkaan Ka dhageyso Warbixin uu diyaariyay C/llaahi Maxamed Cali Sulaad

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top