Home / Somali News / Dhageyso:- Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Dhageyso:- Shirkii Jaraa’id ee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Muqdisho–KNN– Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta Dalka dib ugu soo laabtay ayaa si kulul uga hadlay Xaaladda ay hadda ku jirto Soomaaliya,waxaana uu sheegay in Dhan walba uu Soomaaliya dhaawac ka gaaray islamarkaana ay dalka la hareen Madaxda hadda Waqtigoodu dhamaaday ee Dalka soo maamulayay Afartii Sano ee la soo dhaafay.

Halkaan ka dhageyso Shirka Jiraa’id oo dhameystiran

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top