Home / Somali News / Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Somaliland oo Muqdisho ka dhaceysa

Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee Somaliland oo Muqdisho ka dhaceysa

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho dib uga bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ee ka soo jeeda Degaanada Somaliland.

Illaa Saddex Kursi ayaa la sheegay in lagu Tartami doono Maanta,waxaana Kursiga ugu horeeya ku Tartamaya Musharaxiin ay ka mid tahay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii hore ee Xukumaddii Dr Saacid.

  1. Foosiyo Yuusuf Xaaji Aadan Ra’isal Wasaare Ku Xigeenkii hore .
  2. Caasha Aadan Yuusuf.
  3. Qaasim Ismaaciil Axmed.
  4. Ismaaciil Xasan Jaamac.

Kursiga Labaad Cidda ku Tartameysa halkaan ka Akhriso

  1. Ridwaan Xirsi Maxamed Ra’isal Wasaare Ku Xigeen hore.
  2. Baarliin Xasan Qalinle.
  3. C/fitaax Ismaaciil Daahir.
  4. Shukri Faarax Cilmi.

Kursiga Saddexaad Cidda ku Tartameysa halkaan ka Akhriso

  1. Faadumo Cusmaan Nuur.
  2. Muuse Ismaaciil Jaamac.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top