Home / Somali News / Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo Xilkii laga qaaday

Guddoomiyaha Degmada Heliwaa oo Xilkii laga qaaday

Muqdisho–KNN–Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Xilkii laga qaaday Guddoomiyaha Degmada Heliwaa  ee Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Xaashi (Qoslaaye) .

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Heliwaa ayaa KNN u Xaqiijiyay in Xilka laga qaaday Maxamed Axmed Xaashi (Qoslaaye) islamarkaana lagu badalay Guddoomiye Cusub.

Maxamed Axmed Xaashi (Qoslaaye) ayaa ka mid ahaa Dadkii Magaalada Cadaado u aaday in ay u Tartamaan Xubnaha Aqalka Hoose ee Galmudug lagu soo doortay.

Horay waxaa Xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Waabari Xaawo Kiin Maxamuud Axmed Cali.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top