Home / Somali News / Xildhibaano hor leh oo ku soo baxay doorashii maanta ka dhacday muqdisho

Xildhibaano hor leh oo ku soo baxay doorashii maanta ka dhacday muqdisho

Muqdisho–KNN–Xildhibaanada doorashadii maanta kusoo baxay ayaa waxay kala yihiin:Muuse Siciid jaamac ayaa 48 cod kaga guuleystay Faadumo Cumar Nuur oo heshay 2cod doorashii aqalka hoose ee maanta ka dhacday muqdisho.

Fowsiyo yuusuf Xaaji Aadan ayaa 45 cod kaga guuleysatay  Ismaaciil Xasan jaamac oo 1 cod helay  halka Qaasim  Ismaaciil Axmed iyo Caasho Aadan Yuusuf  aysan waxba helin.

Kursiga saddexaad ayaa waxaa ku tartamay Ridwaan Xirsi Maxamed,Shukri Faarax Cilmi,Baarliin Xasan Qalinle iyo C/fitaax Ismaaciil Daahir oo helay 46 cod iyadoo ergada soo xaadirtayna ay ahaayeen 46 sidaasna waxaa ku guuleystay C/fitaax Ismaaciil daahir.

Doorashada Golaha shacabka ee Gobalada Waqooyi ee Dalka Soomaaliya oo ka socota Magaalada Muqdisho ayaa haatan maraysa heer gebo gebo ah.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top