Home / Somali News / Al-Shabab oo sheegtay Masuulyada Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho.

Al-Shabab oo sheegtay Masuulyada Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho.

War lagu daabacay Boga Al-shabab ay ka isticmaalaan Internetka ayaa lagu sheegay in Al-shabab ay masuul ka ahaayeen Weeraro loo adeegsaday labo Qarax oo ka dhacay iridka Xeradda Xalane.

Warkaan ayaa lagu sheegay Ciidamo ka tirsan Al-shabab in gudaha ay u galeen Hotelka Peace oo ka soo horjeeda Iridka Madiina Gate oo laga galo xerada Xalane.

Al-shabab ayaa sidoo kale sheegay Qaraxii labaad oo ahaa mid xoogan in ay ku bartilmaameedsadeen Peace Hotel islamarkaana ay gaarsiiyeen Hotelka Bur bur xoogan.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top