Home / Somali News / DHAGEYSO:Baarlamanka Cusub oo Mooshinkii ugu horeeyay Gudbiyay.

DHAGEYSO:Baarlamanka Cusub oo Mooshinkii ugu horeeyay Gudbiyay.

Xubnaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay keenay mooshinkoodi ugu horeeyay oo ay ku dalbanayaan in lagu fasaxo xubnihii horey loo celiyay ee gudiga xalinta khilaafadka ay sheegen inay musuq maasuq kusoo baxeen.

Gudiga Xalinta khilaafaadka ayaa horay u soo gudbiyay Liiska 11 Xildhibaan oo lagu laabanayo Doorashadooda maalmo ka dibna waxaa xigay Hogaamiyasha Madasha inay sheegeen 7 xildhibaan oo ka mid ah 11 in aan dib lo dooran doonin taas badalkeedana afar ka mid ah xubnaha ku soo baxay liiskaasi iyo xildhibaan kale in dib doorashadoda ay u dhici doonto.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top