Home / Somali News / Brazil:- 56 Qof oo ku dhintay Xabsi ku yaalla Dalkaas

Brazil:- 56 Qof oo ku dhintay Xabsi ku yaalla Dalkaas

Saraakiisha dalka Brazil waxay sheegayaan in 56 maxbuus ay ku dhinteen dagaal ka dhacay xabsi dhexdiisa.

Rabshada ayaa ka dhacday xabsi lagu magacaabo Anisio Jobim oo ku yaalla magaalada Manaus.

Dagaalka ayaa bilowday Axaddii, balse wuxuu dhammaaday 17 saacadood ka dib markii maxaabiista ay dib isu dhiibeen.

Qaar ka mid ah kuwa dhintay, waala jarjaray, kuwana waala gubay, sida saraakiisha dalkaasi ay sheegayaan.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top