Home / Somali News / Dhageyso:- Ciidamada Somaliland oo Heegan la galiyay iyo isku dhacyo laga cabsi qabo

Dhageyso:- Ciidamada Somaliland oo Heegan la galiyay iyo isku dhacyo laga cabsi qabo

Sarakiisha Boliska Somaliland oo walaac ka Muujiyey in Deegnada Mamulkaasi ay ka Dhacaan Rabshado ay samyeen dadka shacabka taas oo salka ku heysa Taageero shacabka ay u Muujinayaan Xisbiyada kala duwan ee degaanada Somaliland ka jira.

Sarakiisha Boliska ayaa  sheegay in Heegan Dheraad ah la Galiyey Ciidmada si ay uga Hortagaan isku dhac ay Sameyaan shacabaka kala Taabacsan Xisbiyada

Waxaana Boliska Somaliland meelaha ugu badan oo ay ka cabsi qabaan in rabshado ay ka dhacaan ay tahay Magalooyinka Hargeysa Burco iyo Berbera Maadamada Xisbiyada imika loolan siyasadeed uu u dhaxeeyo.

Cabsida laga qabo isku dhaca shacbaka ah ee ay soo sareen saraakisha Boliska Soomaliland ayaa imaneysa xili bilihii u Danbeyey Magaalooyinka Waaweyn ee Maamulkaasi ay jirtay xiisad siyasaded oo u dhaxeysa xisbiyada Halkaa ka jira iyadoo waliba Xubnaha qaar ee xisbiyaadsi ay isku dhaceen dhowr jeer.

Halkan ka Dhageyso Sarkiisha Somaliland 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top