Home / Somali News / Dhageyso:- Madaxweynaha Jubbaland oo u yeeray Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu soo doortay

Dhageyso:- Madaxweynaha Jubbaland oo u yeeray Xildhibaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu soo doortay

Kismaayo–KNN– Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu u yeeray Xildhibaanada Labada Aqal ee lagu soo doortay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Xildhibaanada oo Maalmihii dambe ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta tagaya Magaalada Kismaayo,waxaana Hogaamin doona Madaxweyne Kuxigeenkii Hore ee Jubbaland Gen.Fartaag.

Sababta Axmed Madoobe uu ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal ayaa lagu sheegay in ay tahay inuu kala hadlo Shaqsiga ay Codka siinayaan Baarlamaanka lagu soo doortay Jubbaland,Maadaama ay soo dhaw dahay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Halkana Hoose ka dhageyso Faah-faahin Kooban

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top