Home / Somali News / Askarigii Dilay Taliye Kuxigeenkaii Ciidanka Madaxtooyada oo la qabtay

Askarigii Dilay Taliye Kuxigeenkaii Ciidanka Madaxtooyada oo la qabtay

Buurhakaba–KNN--Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Xaqiijisay in Ciidamada Soomaaliya ay qabteen Askarigii Dhawaan Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya ku Dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Qoorgaab.

Askariga ayaa la sheegay in lagu qabtay Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Baay sida ay sheegtay Madaxtooyada Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxtooyada weli ma sheegin waxa laga yeelayo Askariga Gacan ku dhiiglaha ah ee Dilay Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya.

 

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top