Home / Somali News / Dhageyso:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Kismaayo

Dhageyso:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Kismaayo

Kismaayo–KNN–Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.

Axmed Madoobe oo la hadlay Saxafadda ayaa sheegay in Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxbadan lagu Xasuusto oo Wax qabad lagu bartay.

Sidoo kale Musharax Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii hore ee Dowladdii KMG aheyd ayaa ka mahad celiyay soo dhaweynta loo sameeyay Maanta.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About admin

 
Scroll To Top