Home / Somali News / Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta la kulmaya Maamulka Gobolka iyo Odayaasha

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta la kulmaya Maamulka Gobolka iyo Odayaasha

Baledweyne–KNN–Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa maalintii labaad ku sugan Magalaada Baladweyne ee xaruunta Gobolka Hiiraan oo maalintii shalay u soo gaaray isaga iyo wafdi u horkacayo,

Cali Cabdulaahi Cosoble oo u weheliyo  Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre ayaa maanta lagu wada in ay Magalaada Baladweyne kulan kula qaatan Maamulka Gobolka,waxgaradka,dhalinyarada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada  islamarkana kala hadli doona  xoojinta heshiiiskii dhawan ka dhax dhigay beelihi ku dagalamay Galbeedka Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa dhinac kale lagu wada inu waxgaradka iyo Maamulka kala hadlo ariimaha la xirira  abaraha iyo sidii gar gaar loo gaarsiin laha dadka xoolo dhaqatad ee ka soo barakacay qeybo ka mid ah Gobollada dalka ee ku sugan bariga Gobolka Hiiraan halkaaso dhawan u ka da’ay roobabkii deyrta.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top