Home / Somali News / Maxaabiis ku jirta Xabsiga Gountanamo oo loo wareejiyo dalka Sacuudiga 24-saac ee soo socota

Maxaabiis ku jirta Xabsiga Gountanamo oo loo wareejiyo dalka Sacuudiga 24-saac ee soo socota

Masuuliyiin Mareykan ah ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay afar qof oo maxaabista Gountanamo ay u rari doonto dalka Sacudiga 24-sacadood ee soo aadan wana qorshe qeyb ka ah inuu ka taqaluso Obama
madaxweynaha Mareykanka tirada maxaabista ee xabsigaasi ku jirta si looga hortago cadaadiska kaga imaanaya madaxweynaha lasoo doortay Trump.

Waxaa xabsiga laga sii deyn doonan 19-maxaabis oo ay qeyb san doonan wadamada Talyaaniga Cuman Imaradka Carabta.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top