Home / Somali News / Somalia Maxkamad Lagu Soo Taagay Dalka Kenya

Somalia Maxkamad Lagu Soo Taagay Dalka Kenya

Jariidada The Star ee kasoo baxda dalka Kenya ayaa daabcday in 8-qof oo Soomaali ah maxkamad lagu soo taagay magaalada Garisa kuwaasi oo lagu eedeyay in qaab aan sharci ahayn ay ku joogeen dalkaasi Kenya.

Edeesanayaasha ayaa la tilmaamay inay ka baxeen magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho.

Kuwa lasoo eedeyay waxaa lagu kala magaacaba Hassan Khalif, Jama Kayas, Abdi Siyat, Mubarak Abdi, Osman Ahmed, Abdihakim Noor, Mohamed Abdi iyo Nura Yussuf iyo gabar yar oo hal sano jir ah waxana ay qorsheenayeen inay Nairobi uga gudbaan magaalada Garisa.

Caruur sidoo kale da dooda u dhaxeysa 12 iyo 17sano jir ayay gacanta kusoo dhigeen Booliska magaalada.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top