Home / Somali News / Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baledweyne

Wakiilka QM ee Arrimaha Soomaaliya oo gaaray Baledweyne

Baledweyne–KNN–Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting ayaa Saakay  gaaray Magaalada Baledweyne Ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan.

Danjire Kitting ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Baledweyne ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali C/llaahi Cosoble.

Wakiilka QM ayaa ka qeyb galaya Kulamo Madaxweynaha Hirshabelle uu Maanta la yeelan doono Maamulka Gobolka iyo qeybaha kala duwan ee  Bulshada ku nool Magaalada Baledweyne.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top