Home / Somali News / Ciidan Hubeysan oo Isgoyska Debka ku Toogtay Nin waday gaari Wadada socday

Ciidan Hubeysan oo Isgoyska Debka ku Toogtay Nin waday gaari Wadada socday

Muqdishi–KNN–Gaari ay saaran yihiin Ciidan Hubeysan ayaa Isgoyska Debka  Ee Magaalada Muqdosho Maanta ku Toogtay Nin waday Gaari Wadada Socday,waxaana Goobjoogeyaashu ay sheegeen in Ciidanku ay Rasaas ku fureen Gaariga oo ka dambeeyay.

Ninkii Ciidanku ay Toogteen ee waday Gaariga Rasaasta lagu furay ayaa wadada kala baxay Gaariga,waxaana uu jiiray Gaariga Haween Laamiga Hareerihiisa Khaad ku iibinayay oo dhaawac uu soo gaaray.

Dhacdooyinka Nuucaan oo kale ah ayaa ku soo laab laabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top