Home / Somali News / Faah-faahin Ninkii Maanta lagu dilay Isgooyska Debka Ee Muqdisho

Faah-faahin Ninkii Maanta lagu dilay Isgooyska Debka Ee Muqdisho

Muqdish0–KNN-– Ninkii Maanta lagu Toogtay Isgooyska Debka Ee Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu kamid ahaa Ciidamada Booliska Soomaaliya.

Warar ay heshay Kulmiye ayaa sheegaya in Askari Ilaalo u ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare oo lagu Magacaabo Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji uu dilay Asakariga.

Askariga wax Dilay oo lagu Magacaabo Qaasim Ibraahim Aadan ayaa lagu hayaa Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Marxuunka la dilay ee ka tirsanaa Booliska ayaa lagu Magacaabi jiray Cumar Fareey Cali.

Wararka iyo Barnaamijyada Radio Kulmiye si aad u dhageysato garaac

USA: 0016054755246 / 0017124329566
Switzerland: 0041445133004
UK: 00443309981135
Sweden: 0046812410569
Belgium: 003223033074

About Radio kulmiye

 
Scroll To Top